Hirshabelle Parliament

KULANKA GUUD EE GOLAHA XEER DEJINTA DG HIRSHABELLE EE KALFADHIGA 7AAD FADHIGIISA 8AAD

Maanta oo ay taarikhda tahay 09 Dec 2019 Kulankii 8aad Kalfadhiga 7aad ee Golaha Xeer Dejinta Dowlad Goboledka oo uu shir Gudoominayey Gudoomiyaha Golaha oo ay Wehliyaan kuxigenadiisa ayaa ka qabsoomay Xarunta Golaha. Ajendaha Kulanka ayaa ahaa Akhrinta 1aad Xeer Hoosadka Golaha oo fadhigii 7aad loo Qeybiyey Xubnaha Golaha Gudoomiyaha Golaha oo ay Wehliyaan kuxigenadiisa …

KULANKA GUUD EE GOLAHA XEER DEJINTA DG HIRSHABELLE EE KALFADHIGA 7AAD FADHIGIISA 8AAD Read More »

KUKANKA GUDDIGA CADAALADA GOLAHA XEER DEJINTA DG HIRSHABELLE

KUKANKA GUDDIGA CADAALADA GOLAHA WAKIILADA  HIRSHABELLE Talaado: 10 Dec 2019 Si waafaqsan Jadwalka Shaqada ee Golaha Waxaa Kulankii 1aad Kalfadhiga 7aad Xarunta Guddoonka iyo Guddiyada Kulan kuyeeshay Guddiga Cadaalada,Garsoorka, Arrimaha Diinta iyo Awqaafta Golaha Xeer Dejinta Dowlad Goboledka Hirshabelle Kulanka Guddiga waxaa shir gudoominayey Guddoomiyaha Guddiga Ajendaha Kulanka ayaa ahaa Qiimeynta Waxqabadka Guddiga iyo Caqabadaha …

KUKANKA GUDDIGA CADAALADA GOLAHA XEER DEJINTA DG HIRSHABELLE Read More »

KULANKA 2AAD EE GUDDIGA DASTUURKA GOLAHA WAKIILADA HIRSHABELLE

KULANKA 2AAD EE GUDDIGA DASTUURKA GOLAHA XEER DEJINTA DG HIRSHABELLE Talaado: 10 Dec 2019 Si waafaqsan Jadwalka Shaqada ee Golaha Waxaa Kulankii 2aad Kalfadhiga 7aad Xarunta Guddoonka iyo Guddiyada Kulan kuyeeshay Gudiga Dastuurka, dib uhishiisiinta, xalinta khilaafaadka iyo hanti isucelinta Golaha Xeer Dejinta Dowlad Goboledka Hirshabelle Kulanka Guddiga waxaa shir gudoominayey Guddoomiyaha Guddiga Ajendaha Kulanka …

KULANKA 2AAD EE GUDDIGA DASTUURKA GOLAHA WAKIILADA HIRSHABELLE Read More »

Kulan Wadajir ah oo ay yeesheen Guddiyada Golaha Wakiilada Hirshabelle .

Waxaa manta oo tariikhda tahay  09 Dec 2019 waxaa kulan yeeshay guddiyada Golaha wakilada Hirshabelle , kulanka waxaa shir gudoomlinayay Xoghayaha guud ee Golaha , waxaana ka soo qaybgaley xubno gaarayo ilaa 16 xubnood oo ka kala socdday Guddiyada Golaha iyo Agaasima Howlaha Golaha iyo Madaxa Arimaha Guddiyada. Ujeedka kulan waxuu ahaa Dardargalinta kulamada iyo …

Kulan Wadajir ah oo ay yeesheen Guddiyada Golaha Wakiilada Hirshabelle . Read More »

GOLAHA WAKIILADA HIRSHABELLE AYAA DOODAY DHAMEYSTIRKA DOODDA DIB U EEGISTA DASTUURKA IYO QAYBINTA QABYO QORAALKA XEER-HOOSADKA

Baarlamaanka Dowlad Goboledka Hirshabelle ayaa Maanta oo ay Tr: tahay 07/12/2019 Kalfadhiga 7aad Kulankiisa 7aad oo uu shir Gudoominayey Gudoomiyaha Golaha Md.Sheikh Osman Barre Mohamed kulan ku yeeshay Xarunta Golaha. Ajendaha Kulanka Golaha ay ooga doodeen ayaa ahaa : 1 Dhamestirka Dooda Dib u eegista Dastuurka 2 Qeybinta Qabyo Qoraalka Xeer Hoosaadka Golaha dooda oo …

GOLAHA WAKIILADA HIRSHABELLE AYAA DOODAY DHAMEYSTIRKA DOODDA DIB U EEGISTA DASTUURKA IYO QAYBINTA QABYO QORAALKA XEER-HOOSADKA Read More »

Xubno Matalayo Guddiga Maaliyadda oo Aqoon kororsi ooga qaybgaley Dalka Uganda Casimadiisa kampala

Tababarkaan oo bilowday 10 November 2019 socdayna ilaaa 15 November 2019 ayay xubno matalaaya Golaha Wakiillada Hirshabelel oo uu hugaaminaayey Xil. Idle Siyaar Sheik khalif ay uga qeyb galeen dalka Uganda. Tababarkaas oo ay soo qabanqaabisay Hay’adda Chemonics mashruuca Gole-Kaab oo ay maalgelisay Hay’adda SSF. (Somali stability fund) Tababarka waxaa lagu baranaayey Habraaca Sameynta Miisaaniyadda, …

Xubno Matalayo Guddiga Maaliyadda oo Aqoon kororsi ooga qaybgaley Dalka Uganda Casimadiisa kampala Read More »

Gudoomiyaha Golaha Wakilada ayaa ka Warbixiyay Safarkisii Baladweyn

Gudoomiyaha Golaha wakiilada Hirshabeelle ahna kusimaha madaxweynaha Mudane Sheikh Cismaan Barre Maxamed oo maalmihii aynu soo dhaafna Howlo Samafal ah ujoogay magaalada Baladweyne ayaa faah faahin ka bixiyay saameynta fatahaada Baladweyne ay ku yeelatay dadka ku nool magaaladaasi waxaana Gudoomiyaha ku baaqay in lasii wado gurmadka loo sameenayo dadka ku waxyeeloobay fatahaadihii ka dhacay Magaalada …

Gudoomiyaha Golaha Wakilada ayaa ka Warbixiyay Safarkisii Baladweyn Read More »

Guddiga Xuquuqul Insaaka oo ka Qaybgaley Aqoon kororsi ku saabsan udoodidda iyo Sharci u Dajinta Dadka Baahiyaha gaarka qabo.

Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Baarlamaanka Hirshabelle ayaa ka qaybgaley Aqoonkororsi ku saabsan Udoodida iyo Sharci Udajinta Dadka Baahiyaha gaarka qabo . Aqoon kororsigaan waxaa qabtey Hey’adda Chemonics Mashruuceeda Gole kaab , waxaa ka soo qaybgaley Xubno ka kala socdey Guddiyada Xuququl insaanka , Dastuurka iyo Xoghayaha Guud ee Baarlamaanka Hirshabeelle iyo Xubno ka socdey Baarlamaanka …

Guddiga Xuquuqul Insaaka oo ka Qaybgaley Aqoon kororsi ku saabsan udoodidda iyo Sharci u Dajinta Dadka Baahiyaha gaarka qabo. Read More »

Ugu dambeyn Gudoomiyaha Baarlamaanka Hirshabelle ayaa Booqasho ugu tagay Ugaas Hassan Ugaas Khaliif

Gudoomiyaha Ayaa ugaaska uga warbixiyey Howlaha maamulka Baarlamaanka iyo caqabadaha kuhor gudban Maamulka Sidoo kale ugaas ayaa ka mahadceliyey booqashada  gudoomiyaha uu ugu yimid waxuuna bogaadiyey howlaha uu barlamaanka wado waxuuna balan qaaday inuu qeyb kaqaadan doono sidii looga gudbi lahaa caqabaha heysta maamulka   La Deg Lifaaqan  

Scroll to Top