warar

Kormeerka Deegaanada uu saameeyay Fatahaadda Wabiga Shabelle

Jowhar July 28, 2020 Kusimaha Madaxweynaha ahna Gudoomiye kuxiigenka 2aad ee Baarlamaanka Hirshabelle Marwo Canab Axmed Ciise oo ay wehliyaan Xildhibaano, Taliyaha Booliska Hirshabelle iyo Maamulka Gobolka Sh/dhexe ayaa kormeer ku tagay qaar kamid ah Tuuloyin hoos yimaado Degmada Jowhar oo saamen ku yeeshen Fatahaadda Wabiga Shabelle. kormeerka oo saacado qaatay ayay ku mareen Tuuloyin …

Kormeerka Deegaanada uu saameeyay Fatahaadda Wabiga Shabelle Read More »

TACSI: INA ALILAH WA INAA ILEYHI RAAJICUUN

Gudoomiayaha Golaha Wakiilada Hirshabelle asagoo ku hadlaayo Magaca Golaha Wakiilada ayuu Tacsi tiiraanyo leh udiray Dhamaan shacabka reer Hirshabelle iyo Xildhibaanada Golaha gaar ahaan Qoyskii iyo Qaraabadii uu ka baxay Xildhibaan Maxamed Maxamuud xuurshow. waxuuna Marxuumka ilaahay Oga barayay in ilaahay unaxariisto Danbigiisana alle dhaafo. Waxaa saako dhagar qabayaasho ay gaari kala dageen Xildhibaanka oo …

TACSI: INA ALILAH WA INAA ILEYHI RAAJICUUN Read More »

TACSI: INA ALILAH WA INAA ILEYHI RAAJICUUN

Gudoomiyaha Baarlamanka Dowlad Goboledka Hirshabelle Md,ne Sheikh Osman Barre Mohamed Isagoo Ku Hadlaya Magaciisa, Kan Gudoonka, Magaca xildhibaanada Baarlamaanka Dowlad Goboledka iyo Shacabka Waxuu Tacsi Tiiraanyo leh u dirayaa Marxuum Ex Xildhibaan Ahmed Omar Gaabow Sheikh Libi oo Kamid ahaa Xildhibaanada Baarlamanka Dowlad Goboledka Hirshabelle oo Maanta ku GeeriyodayCaasimada Dowlad Goboledka Hirshabelle ee Jowhar Gudoomiye …

TACSI: INA ALILAH WA INAA ILEYHI RAAJICUUN Read More »

TACSI: INA ALILAH WA INAA ILEYHI RAAJICUUN

Gudoomiyaha Golaha Xeer Dejinta Dowlad Goboledka Hirshabelle Md,ne Sheikh Osman Barre Mohamed Isagoo Ku Hadlaya Magaciisa, Kan Gudoonka, Magaca xildhibaanada Baarlamaanka Dowlad Goboledka iyo Shacabka Waxuu Tacsi Tiiraanyo leh u dirayaa Marxuum Ex Xildhibaan Khaliif Mumin Toxow oo Kamid ahaa Xildhibaanada Baarlamanka Dowlad Goboledka Hirshabelle oo Maanta ku Geeriyoday Magalada Muqdisho ee Caasimada Dalka. Gudoomiye …

TACSI: INA ALILAH WA INAA ILEYHI RAAJICUUN Read More »

Kulanka Gudoomiyaha Golaha iyo Madaxa Mashruuca Gole-kaab

Kulanka Gudoomiyaha Golaha iyo Madaxa Mashruuca Gole-kaab Muqdisho 12 March 2020 Gudoomiyaha Golaha Md.ne Sheikh Osman Barre Mohamed oo uu Wehliyo Xoghayaha Guud ee Golaha Md,ne Abdiwahid Mohamed Hussein ayaa Kulan Qado ah kula qaatay Hotel Decale ee Magalada Muqdisho Madaxa Mashruuca Gole-kaab Mr. Bill clay iyo kuxigenkiisa Gudoomiye Sheikh Osman Barre ayaa Madaxa Mashruuca …

Kulanka Gudoomiyaha Golaha iyo Madaxa Mashruuca Gole-kaab Read More »

Kulanka Golaha Wakiilada hirshabelle

Kulanka Golaha Wakiilada hirshabelle Khamiis 19 March 2020 Golaha Wakiilada Hirshabelle oo uu Shir Gudoomineyey Gudomiye Kuxigenka 1aad ee Golaha Ahna Kusimaha Gudoomiyaha Golaha Mudane Cabdi Cuseen Geedi iyo  Gudoomiye Kuxiigenka 2aad Marwo Canab Axmed Ciise Ayaa Maanta kaqabsomay Xarunta Baarlamanka Ee Jowhar Ajendaha Kulanka ayaa ahaa Qodobo dhowr ah 1. Ka doodista howhlaha horyaala …

Kulanka Golaha Wakiilada hirshabelle Read More »

Xildhibaanada Baarlamaanka Hirshabelle ayaa gaaray Degmada Magaalo xeebedka ah Cadale

Xildhibaano katirsan Baarlamaanka Hirshabelle ayaa gaaray Degmada Magaalo xeebedka ah Cadale ee Dowlad Goboledka Hirshabelle) Ujeedka Safarka Xildhibaanadan oo katirsan baarlamanka hirshabelle Deegan Doorashadooduna tahay Degmada Cadale ayaa ah Xaal Ogaanshaha Bulshada kunool Degmada Cadale Kormeerida Masharaaricda laga fuliyey Degmada Cadale iyo Kormeerida Xarumaha Dowlada Wax ay sidoo kale kulamo laqaadan doonaana Maamulka Degmada, Ha.adaha …

Xildhibaanada Baarlamaanka Hirshabelle ayaa gaaray Degmada Magaalo xeebedka ah Cadale Read More »

Kulanka Guddiga Joogtada Golaha Wakiilada Hirshabelle iyo Hay’adaha u Xilsaaran Dib u Eegista Dastuurka JFS.

Guddiga Joogtada Golaha Wakiilada Hirshabelle ayaa Maanta kulan laqaatay Hay’adaha u Xilsaaran Dib u Eegista Dastuurka JFS. Jowhar 05 Maarso 2020 Guddiga Joogtada Golaha Wakiilada Hirshabelle ayaa kulan laqaatay Masuuliyin kasocotay Guddiga Dib u eegista Dastuurka ee BFS Masuuliyinta Katirsan wasaarada Dastuurka ee XFS iyo Masuuliyin Katirsan Guddiga Madaxa Banaan ee lasocodka Dib u Eegista …

Kulanka Guddiga Joogtada Golaha Wakiilada Hirshabelle iyo Hay’adaha u Xilsaaran Dib u Eegista Dastuurka JFS. Read More »

Kulanka Guddiga Joogtada

Kulanka Guddiga Joogtada ee Golaha Wakiilada Hirshabelle Khamis 27 February 2020 Guddiga Joogtada Golaha Wakiilada Hirshabelle oo ay Shir Gudoomineysay Gudomiye Kuxigenka 2aad ee Golaha Ahna Kusimaha Gudoomiyaha Golaha Marwo Canab Ahmed Isse Ayaa Maanta kaqabsomay Xarunta Baarlamanka Ee Jowhar Ajendaha Kulanka ayaa ahaa 1 ka doodista Xaquuqda ka maqan xildhibaanada. 2 Kadoodista Xaalada Guud ee …

Kulanka Guddiga Joogtada Read More »

Scroll to Top