warar

Xildhibaano katirsan baarlamaanka Dowlad Goboledka Hirshabelle ayaa gaaray degmada balcad ee dowlad goboledka hirshabelle

Xildhibaano katirsan baarlamaanka Dowlad Goboledka Hirshabelle ayaa gaaray degmada balcad ee dowlad goboledka hirshabelle Khamiis; 27-02-2020 Xildhibaanadan katirsan baarlamaanka dowlad goboledka hirshabelle deegaan doorashadoodu tahay degmada balcad ayaa maanta soo gaaray degmada balcad ee Dowlad Gobolkedka Hirshabelle Ujeedada Safarka Xildhibanaadan ayaa ah. u kuur gelida xaalada Bulshada Degmada iyo kormeerida Mashaaricda Horumarineed ee laga fuliyey …

Xildhibaano katirsan baarlamaanka Dowlad Goboledka Hirshabelle ayaa gaaray degmada balcad ee dowlad goboledka hirshabelle Read More »

Kulan u dhaxeyay Labada Gole ee DGHSH iyo Guddiga Madaxa Banaan ee Doorashoyinka Qaranka

Kulan u dhaxeyay 2 Gole ee Dowlad Goboledka Hirshabelle iyo Guddiga Madaxa Banaan ee Doorashoyinka Qaranka oo Maanta Kaqabsoomay Xarunta Baarlamaanka Dowlad Goboledka Hirshabelle Isniin 24 Febraayo 2020 Golayasha Xeer Dejinta iyo Fulinta Dowlad Goboledka Hirshabelle oo ay Hogaaminayaan Madaxweyne Kuxigenka Dowlad Goboledka Hirshabelle iyo Gudoomiye kuxigenka 2aad Baarlamanka Dowlad Goboledka Hirshabelle ayaa kulan wadajir …

Kulan u dhaxeyay Labada Gole ee DGHSH iyo Guddiga Madaxa Banaan ee Doorashoyinka Qaranka Read More »

Kulanka Guddiga Joogtada ee Golaha Wakiilada Hirshabelle

Kulanka Guddiga Joogtada ee Golaha Wakiilada Hirshabelle oo Maanta Qabsoomay Axad 23 February 2020 Guddiga Joogtada Golaha Wakiilada Hirshabelle oo ay Shir Gudoomineysay Gudomiye Kuxigenka 2aad ee Golaha Ahna Kusimaha Gudoomiyaha Golaha Marwo Canab Ahmed Isse Ayaa Maanta kaqabsomay Xarunta Baarlamanka Ee Jowhar Ajendaha Kulanka ayaa ahaa 1 Dar Dargelinta Ajendayasha Golaha ee Horay loo …

Kulanka Guddiga Joogtada ee Golaha Wakiilada Hirshabelle Read More »

Kormeerka Guddiga Arimaha Gudaha iyo Amniga oo Gaaray Degmada Warsheikh

Maanta oo ay Taarikhdu tahay 19 febraayo 2020 Qaar kamid Ah Xildhibanada Baarlamanka Dowlad Goboledka Hirshabelleoo Deegan Doorashadodu tahay Degmada warshiikh ayaa Gaaray Degmada Warshiikh Ee Dowlad Goboledka Hirshabelle. Ujeedka Xildhibaanada ayaa ahaa inay kormeer ku sameeyaan Degmada Warsheikh oo mudo lix ka hor yeelatay Gole Deegan iyo guud ahaan xaaladda Degmada.

GUDDIGA CADAALADA, ARIMAHA GARSOORKA DINTA & AWQAAFTA OO KORMEERAY GARSOORKA GOBOLKA HIIRAN

Axad 19 January 2020 Guddiga Cadaalada Arrimaha Garsoorka Diinta & Awqaafta Golaha Wakiilada Hirshabelle ayaa Maanta Kormeer Kutagay Xafiisyada Garsoorka Gobolka Hiiraanka iyo Degmada Beledweyne. Ajendaha Warbixinta Garsoorka Gobolka Hiiraan,Baladweyne iyo masuuliyiinta Ciidanka Asluubta ee xabsiga. Su’aalaha xubnaha Guddiga. Kormeerka Xafiisyada Garsoorka iyo Xabsiga Baladweyne. Masuuliyinta Lala Kulmay: Abdirixin Mohamed Taakoy Gud. Maxkamadda Gobolka Hiran …

GUDDIGA CADAALADA, ARIMAHA GARSOORKA DINTA & AWQAAFTA OO KORMEERAY GARSOORKA GOBOLKA HIIRAN Read More »

GUDDIGA ARIMAHA GUDAHA IYO AMNIGA AYAA KOREMEER KU SAMEEYAY HAY’ADAHA AMNIGA GOBOLKA HIIRAN

Axad 19 janaayo 2020 Guddiga Arrimaha Gudaha Iyo Amniga Golaha Wakiilada Hirshabelle ayaa Kormeer kusaabsan Xog ogaanshaha Xaalada Amniga Beledweyne ku tagay Xarumaha Laamaha Amniga Degmada Beledweyne. Ajendaha: Dhageysiga Warbixinada Hay’adaha Amniga Gobolka Hiiran iyo Degmada Beletweyne. Su’aalaha Xubnaha Guddiga ee Masuuliyinta Hay’adaha Amniga. Kormeerka Xafiisyada, Goobaha Maxabista iyo Goobaha ay adeegyada ku bixiyaan. Masuuliyinta …

GUDDIGA ARIMAHA GUDAHA IYO AMNIGA AYAA KOREMEER KU SAMEEYAY HAY’ADAHA AMNIGA GOBOLKA HIIRAN Read More »

KORMEERKA GUDDIGA CAAFIMADKA IYO WAXBARASHA EE DEGMADA BELEDWEYNE

Guddiga Caafimaadka iyo Waxbarashada Golaha Wakiilada Hirshabelle ayaa Maanta Kormeer Kutagay Xarumaha Waxbarashada iyo Caafimaadka ee Magalada Beledweyne. Ajendaha: Kormeerka Iskuulada Iyo Dhageysiga Warbixinada Maamulada Iskuulada. Su’aalaha Xubnaha Guddiga ee Masuuliyinta Iskuulada. Kormeerka Jaamacadaha iyo Dhageysiga Warbixinada Masuuliyinta Jaamacadda. Su’aalaha Xubnaha Guddiga ee Masuuliyinta Isbitaalka. Kormeerka Isbitalada iyo MCH yada Magalada Beletweyne iyo Dhageysiga Warbixinadooda …

KORMEERKA GUDDIGA CAAFIMADKA IYO WAXBARASHA EE DEGMADA BELEDWEYNE Read More »

KORMEERKA GUDDIGA ARRIMAHA MAAMULADA GOBOLADA, DEGMOOYINKA, AMNIGA IYO SOOHDIMAHA EE BELEDWEYNE

Guddiga Arrimaha Iyo Amniga Golaha Wakiilada Hirshabelle ayaa Maanta Kulan laqaatay Maamulka Gobolka Hiiraan iyo Maamulka Degmada Beledweyne. Ajendaha: Dhageysiga Warbixinada Maamulka Gobolka Hiiran iyo Degmada Beletweyne. Su’aalaha Xubnaha Guddiga ee Mauuliyinta Gobolka Hiiran iyo Degmada. Kormeerka Xafiisyada Maamulka Gobolka Hiiran iyo Degmada Beletweyne. Guddiga ayaa ugu horeyn warbixin kadhageystay Masuuliyinta Maamulka Gobolka Hiiraan oo …

KORMEERKA GUDDIGA ARRIMAHA MAAMULADA GOBOLADA, DEGMOOYINKA, AMNIGA IYO SOOHDIMAHA EE BELEDWEYNE Read More »

KORMEERKA GUDDIGA CAAFIMADKA IYO WAXBARASHADA

GUDDIGA CAAFIMADKA IYO WAXBARASHADA GOLAHA WAKIILADA HIRSHABELLE OO KORMEER KU TAGAY ISKUULKA IMAAMU SHAAFICI EE MAGALADA JOWHAR. Talaado 07 Janaayo 2020 Guddiga Caafimaadka iyo waxbarashada golaha wakiilada hirshabelle ayaa maanta kormeer howleed kusaabsan Xog Ogaanshaha Habsami u socodka waxbarashada Magaalada ku tagay Iskuulka Imaamu Shaafici ee Magalada Jowhar. Ajendaha: Kormeerka Guddiga ee Goobaha Waxbarashada degmada …

KORMEERKA GUDDIGA CAAFIMADKA IYO WAXBARASHADA Read More »

KULANKA GUDDIGA ARRIMAHA GUDAHA IYO AMNIGA GOLAHA WAKIILADA HIRSHABELLE.

Isniin 06 Janaayo 2020 Guddiga Arrimaha Guddaha Maamulada Gobolada Degmooyinka Amniga iyo Soohdimaha ee Golaha Wakiilada Hirshabelle ayaa kulankooda 2aad kalfadhiga 7aad kuyeeshay Xarunta Baarlamanka Hirshabelle. Ajendaha: Dhageysiga warbixinta Maamulka Gobolka Shabellaha Dhexe . Dhageysiga Warbixinta Hay’adaha Amniga Su’aalaha iyo Jawaabaha Kulanka Guddiga Waxaa kasoo Qeyb Galay Kusimaha Gudoomiyaha Gobolka Ahna Gudoomiye Kuxigenka Gobolka Sh …

KULANKA GUDDIGA ARRIMAHA GUDAHA IYO AMNIGA GOLAHA WAKIILADA HIRSHABELLE. Read More »

Scroll to Top