warar

KULANKA GUDDIGA CADAALADA IYO MASUULIYINTA GARSOORKA HIRSHABELLE.

Sabti 04 Janaayo 2020 Guddiga Cadaalada Arrimaha Garsoorka Diinta & Awqaafta ee Golaha Wakiilada Hirshabelle ayaa kulankooda 3aad kalfadhiga 7aad kaqabsoomay Xarunta Baarlamanka Hirshabelle. Ajendaha: Warbixinta Howlaha Maxkamadda Racfaanka, Maxkamadda Gobolka Iyo Xeer Ilaaliyaha Guud ee Hirshabelle Su,aalaha Xubnaha Guddiga Jawaabaha Masuulinta Garsoorka Kulanka Guddiga Waxaa kasoo Qeyb Galay Gudoomiyaha Maxkamada Gobolka, Gudoomiyaha Maxkamada Racfaanka …

KULANKA GUDDIGA CADAALADA IYO MASUULIYINTA GARSOORKA HIRSHABELLE. Read More »

Kulankii 1aad Kalfadhiga 7aad ee Guddiga Shaqada iyo Shaqaalaha

KORMEERKA GUDDIGA SHAQADA IYO SHAQAALAHA GOLAHA WAKIILADA KU TAGEEN XARUNTA GUDIGA SHAQALAHA RAYIDKA EE DOWLADA Arbaco 01 Janaayo 2020 Kulankii 1aad Kalfadhiga 7aad ee Guddiga Shaqada iyo Shaqaalaha Dhalinyarada iyo Isboortiga Golaha Wakiilada Hirshabelle waxey kormeer iyo xog ogaansho ku tageen Xafiisyada Guddiga shaqaalaha Rayidka Dowlada Kormeerka ay Guddiga Ku tageen Xafiisyada Guddiga shaqaalaha Rayidka …

Kulankii 1aad Kalfadhiga 7aad ee Guddiga Shaqada iyo Shaqaalaha Read More »

Kulankii 2aad kalfadhiga 7aad ee Guddiga cadaalada arrimaha garsoorka diinta iyo awqaafta

KULANKA GUDDIGA ARRIMAHA CADAALADA GARSOORKA ARRIMAHA DIINTA IYO AWQAAFTA EE GOLAHA WAKIILADA HIRSHABELLE UU LAYEESHAY WASIIRKA IYO WASIIRU DOWLAHA WASAARADA DIINTA IYO AWQAAFTA DG HIRSHABELLE. Arbaco 01 Janaayo 2020 Kulankii 2aad kalfadhiga 7aad ee Guddiga cadaalada arrimaha garsoorka diinta iyo awqaafta Golaha Wakiilada ayaa ka qabsoomay Xarunta Baarlamaanka DG Hirshabelle. Kulanka Guddiga Cadaalada Arrimaha Garsoorka …

Kulankii 2aad kalfadhiga 7aad ee Guddiga cadaalada arrimaha garsoorka diinta iyo awqaafta Read More »

Kulankii 2aad kalfadhiga 7aad ee Guddiga Caafimadka iyo Waxbarashada

KULANKA GUDDIGA CAAFIMADKA IYO WAXBARASHADA EE GOLAHA WAKIILADA HIRSHABELLE UU LAYEESHAY WASIIRKA WAXBARASHADA DG HIRSHABELLE. Isniin Desember 2019 Kulankii 2aad kalfadhiga 7aad ee Guddiga Caafimadka iyo Waxbarashada Golaha Wakiilada ayaa ka qabsoomay Xarunta Baarlamaanka DG Hirshabelle. Kulanka Guddiga Caafimaadka iyo Waxbarashada oo uu shir Gudoominayey Gudoomiyaha Guddiga Xildh Aden odowaa Omar ayaa waxaa kasoo qeyb galay Wasiirka …

Kulankii 2aad kalfadhiga 7aad ee Guddiga Caafimadka iyo Waxbarashada Read More »

GUDDIGA BEERAHA EE DG HIRSHABELLE OO KORMEER KU TAGAY WASAARADA BEERAHA

GUDDIGA BEERAHA XANAANADA XOOLAHA IYO HORUMARINTA REER MIYIGA EE GOLAHA WAKIILADA DG HIRSHABELLE OO MAANTA KORMEER KU TAGAY WASAARADA BEERAHA IYO WARAABKA Sabti 28 Desember 2019 Kulankii 1aad kalfadhiga 7aad ee Guddiga Beeraha iyo Xanaanada Xoolaha ayaa kulan kusaabsan Xogwareysi iyo Korjoogteyn ku tagay Wasaarada Beeraha iyo Waraabka Dowlad Goboledka Hirshabelle Kormeerka ay Guddiga Beeraha iyo …

GUDDIGA BEERAHA EE DG HIRSHABELLE OO KORMEER KU TAGAY WASAARADA BEERAHA Read More »

Kulankii 3aad kalfadhiga 7aad ee Guddiga Joogtada Golaha

KULANKA 3aad KALFADHIGA 7AAD EE GUDDIGA JOOGTADA GOLAHA WAKIILADA HIRSHABELLE Isniin 23 Desember 2019 Kulankii 3aad kalfadhiga 7aad ee Guddiga Joogtada Golaha wakiilada Dowlad Goboledka Hirshabelle ayaa maanta kaqabsoomay Xarunta Baarlamanka Hirshabelle Ajendaha Kulanka Waxuu Ahaa Dhageysiga iyo Soo Bandhigida Dib u Eegista Dastuurka Qaranka Maadama Kulanka Guddiga ay kasoo Qeyb Galeen Xubno kasocday Guddiga …

Kulankii 3aad kalfadhiga 7aad ee Guddiga Joogtada Golaha Read More »

KULANKA GUDDIGA CAAFIMADKA IYO WAXBARASHADA EE GOLAhA WAKIILADA HIRSHABELLE UU LAYEESHAY WASIIRKA CAAFIMAD IYO DARYEELKA BULSHADA DG HIRSHABELLE.

Axad 22 Desember 2019 Kulankii 1aad kalfadhiga 7aad ee Guddiga Caafimadka iyo Waxbarashada Golaha Wakiilada ayaa ka qabsoomay Xarunta Baarlamaanka DG Hirshabelle. Kulanka Guddiga Caafimaadka iyo Waxbarashada oo uu shir Gudoominayey Gudoomiyaha Guddiga Xildh Aden odowaa Omar ayaa waxaa kasoo qeyb galay Wasiirka Caafimadka Ajandahiisu kulanka Wuxuu ahaa. Dhageysiga Warbixinta Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada …

KULANKA GUDDIGA CAAFIMADKA IYO WAXBARASHADA EE GOLAhA WAKIILADA HIRSHABELLE UU LAYEESHAY WASIIRKA CAAFIMAD IYO DARYEELKA BULSHADA DG HIRSHABELLE. Read More »

Kusimaha Madaxweynaha Ahna Gudoomiyaha Baarlamaanka Hirshabelle Mudane Sheikh Osman Barre Wafdi uu Hogaaminayo Gudoomiye kuxigenka Guddiga Dib u eegista iyo Hirgelinta Dastuurka Qaranka Mohamed ayaa kulan kula Qaatay

Kusimaha Madaxweynaha Ahna Gudoomiyaha Baarlamaanka Hirshabelle Mudane Sheikh Osman Barre Mohamed ayaa kulan kula Qaatay Xafiiskiisa Caasimada Hirshabelle Jowhar Wafdi uu Hogaaminayo Gudoomiye kuxigenka Guddiga Dib u eegista iyo Hirgelinta Dastuurka Qaranka Wafdiga inta ay kusugan yihiin Hirshabelle waxaa ay kulamo kusaabsan Latashiga dib u eegista Dastuurka la qaadan Doonan Baarlamaanka iyo Bulshada rayidka si …

Kusimaha Madaxweynaha Ahna Gudoomiyaha Baarlamaanka Hirshabelle Mudane Sheikh Osman Barre Wafdi uu Hogaaminayo Gudoomiye kuxigenka Guddiga Dib u eegista iyo Hirgelinta Dastuurka Qaranka Mohamed ayaa kulan kula Qaatay Read More »

Xubno kasocda Guddiga Dib u eegista iyo Hirgelinta Dastuurka BFS ayaa Caasimada Dowlad Goboledka Hirshabelle ee Jowhar soo gaaray

Wafdi kasocda Guddiga Dib u eegista iyo Hirgelinta Dastuurka BFS oo Jowhar Soo Gaaray. Sabti 21 Desember 2019 Xubno kasocda Guddiga Dib u eegista iyo Hirgelinta Dastuurka BFS ayaa Caasimada Dowlad Goboledka Hirshabelle ee Jowhar soo gaaray Wafdigan oo uu Hogaaminayey Gudoomiye kuxigenka Guddiga Dib u eegista iyo hirgelinta Dastuurka waxey Caasimada Hirshabelle ee jowhar …

Xubno kasocda Guddiga Dib u eegista iyo Hirgelinta Dastuurka BFS ayaa Caasimada Dowlad Goboledka Hirshabelle ee Jowhar soo gaaray Read More »

Kusimaha Madaxweynaha Ahna Gudoomiyaha Baarlamaanka Hirshabelle Md.ne Sheikh Osman Barre Mohamed ayaa Jowhar uga qeyb galay Munaasabada 76 sano Guuraadii Kasoo Wareegtay Aas Aaska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed.

Kusimaha Madaxweynaha Ahna Gudoomiyaha Baarlamaanka Hirshabelle Md.ne Sheikh Osman Barre Mohamed ayaa Caasimada Dowlad Goboledka Hirshabelle ee Jowhar uga qeyb galay Munaasabada 76 sano Guuraadii Kasoo Wareegtay Aas Aaska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed. Kusimaha Madaxweynaha ahna Gudoomiyaha Baarlamaanka ayaa Wuxuu halkaas Hambalyo ku aadan Dhismaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed uga diray Sareeyayasha Saraakisha Saraakiil Xigenada Alifley iyo …

Kusimaha Madaxweynaha Ahna Gudoomiyaha Baarlamaanka Hirshabelle Md.ne Sheikh Osman Barre Mohamed ayaa Jowhar uga qeyb galay Munaasabada 76 sano Guuraadii Kasoo Wareegtay Aas Aaska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed. Read More »

Scroll to Top