KULANKA 3AAD EE GUDDIGA DASTUURKA
Khamiis 12 Dec 2019 kulankii 3aad kalfadhiga 7aad ee Guddiga Dastuurka ayaa kaqabsoomay Xarunta Golaha, Guddiyada iyo Guddoonka. Kulanka Guddiga Dastuurka oo uu shir Gudoominayey Gudoomiyaha Guddiga, Xild. Mohamed Ibraahim Mohamed ayaa waxyaabaha looga hadley waxaa kamid ahaa. Diyaarinta iyo Ansixinta Warbixinta Guddiga ee wax kabadalka Dastuurka. Xubnaha Guddiga ee kasoo Qeyb kulanka 3aad ee …









